Maxamed Cali-jaah

Maxamed Cali-jaah wuxuu ku dhashay magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya 1dii bishii July, sanadkii 1941dii.

wuxuu ahaa raiisul wasaaraha sooomaaliya inta u dhaxeesay 8 Diseembar 2003 ilaa 3 Noofambar 2004.


Developed by StudentB